Ergeyga Madaxweynaha oo dalbaday in balaayiin dollar oo magdhow ah Somalia la siiyo

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir caalami ah oo looga hadlayey saameynta masiibooyinka caalamiga ah ee is huwan; badqab la’anta cuntada iyo Isbeddelka Cimilada ay ku leeyihiin qaxootiga iyo barakaca bulshooyinka. Shirka oo ka dhacay Magaalada Genève ee dalka Switzerland ayaa waxaa … Continue reading Ergeyga Madaxweynaha oo dalbaday in balaayiin dollar oo magdhow ah Somalia la siiyo